Cilmi-Baaris lagu ogaadey in EVC Plus sare u qaadey Horumarka Maaliyada dalka (Sawirro)

Xarunta Cilmibaarista Jaamacadda Simad ayaa soo qabanqaabisay kulan lagu soo bandhigay daraasad cilmi-baaris taasoo lagu qabtay magaalada muqdisho. Daraasaddan oo ay sameeyeen cilmibaarayaal sare oo ka tirsan Jaamacadda Simad ayaa waxay ku saabsaneyd lacagaha Mobile-ka iyo Horumarka system-ka maaliyadeed iyo bankgiyada Soomaaliya, waxaana daraasadda laga sameeyey magaalooyinka waaweyn ee Soomaaliya iyada oo si gaar ahaaneed … Continue reading Cilmi-Baaris lagu ogaadey in EVC Plus sare u qaadey Horumarka Maaliyada dalka (Sawirro)